Site icon Qaamuus

ereyga

aqoondarnaan
(m.dh)

1. Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho. 3. eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho, aqoondarri, aqoondarro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoondarnaan

aqoondarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aqoondarnaan.

aqoondarri [m.dh]
ld aqoondarnaan.

aqoondarro [m.dh]
ld aqoondarnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version