aqsaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)ld asqaysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqsaysan ↴
asqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Nafley jahawareersan ahaansho. 2. Qof aqso hayso ahaansho. ld aqsaysan.
asqaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax aqsaysan ka dhigid. 2. Cid hadal ku wareerin. ld aqsaysii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg