aqsoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld asqoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqsoo ↴
yaqyaqsoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld yaqyaqso.
yaqyaqsood [m.l]
ld yaqyaqsasho.
aqsoobid [m.dh]
ld asqood.
aqsood [m.l]
ld asqood.
asqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
asqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg asqoo. ld aqsoobid, aqsood, asqoobid.
dhaqsooli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Farax la boodboodid.
dhaqsoolin [m.f.dh]
eeg dhaqsooli. ld dhaqsoolis.
dhaqsoolis [m.l]
ld dhaqsoolin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg