Site icon Qaamuus

ereyga

Arad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhul; arlo.

Arad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Haweenay la qabo; naag; afo.
Kamarad*

Aalad wax sawirta. Kaamiro.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arad

faakharad | ibamarad | maangarad | naag | qaarad | sabarad | taarad | xadaarad | xaddaarad | xafaarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version