Arag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaa waxa ay yihiin. 2. Muuqaal.
Arag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rkay, -ragtay; -rki)1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar ah cid ula muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arag ↴
eber sugan | odayow | raabiya | naadir | caad | daabbad | gaafmeer | maangalnimo | oktet | ookiyaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg