Aragxun
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)1. Nafley ay jirro, macluul iwm ka muuqdaan ahaansho. 2. Nafley aan indhaha si fiican wax uga arkeyn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aragxun ↴
aragxumaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg