Arah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. A. ah: tiro dad ah oo u safray in ay soo gurtaan miro, xabag, caws iwm. 2. ld arahid. ld arahid.
Arah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rhay, -rahday; -rhi)Dad in ay soo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm u safrid; arahdoon. ld arahdoon².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arah ↴
arahdoon | arahdoon | arahdoonad | arahdoonasho | arahdoonid | arahdoono | arhid | barahaman |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg