Site icon Qaamuus

ereyga

Arar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhulka u dhow ee ku heeran ceel ama degaan. 2. Gogoldhigga loo sameeyo hadal ama qoraal. 3. Daaqidda ay xoolo la waraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arar

haad-kacarar | baadicarar | ararad | ararasho | arari | ararin | araro | baqacarar | baqacarar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version