Site icon Qaamuus

ereyga

Arbucuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.

Arbucuun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arbucuun

arbucuunaan | arbucuunaansho | arbucuunan | arbucuunid | arbucuunis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version