arbush
(m.l)1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.
arbush
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)Cid xasillooni la'aan badid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbush ↴
arbushaad [m.dh]
ld arbushid.
arbushan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shmay, -shantay; -shmi)
Wax la arbushay noqosho.
arbushan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-shnaa, -shnayd)
Wax la arbushay ahaansho.
arbushid [m.f.dh]
eeg arbush². ld arbush¹ (2), arbushaad.
arbushmid [m.f.dh]
eeg arbushan¹.
arbushnaan [m.f.dh]
eeg arbushan². ld arbushnaansho.
arbushnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arbushnaan.
fadqalallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg