Site icon Qaamuus

ereyga

Ardiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cashuur ay dawladdu ka qaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo. 2. Caddaynta lahaanshaha guryaha;mulkiyad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ardiyad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version