Argaggax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa. 2. ld argaggixid.
Argaggax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -gixi)Naxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumiya la kulmid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga argaggax ↴
anfariir | argaggaxsan | argaggaxsanaan | argaggaxsanaansho | argaggixi | argaggixid | argaggixiso | cabsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg