argagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld irkigsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh argagsan ↴
argagsanaan [m.dh]
ld irkigsanaan.
argagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld irkigsanaan.
irkigsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax irkig hayo ahaansho. ld argagsan, erkegsan.
irkigsanaan [m.f.dh]
eeg irkigsan. ld argag-sanaan, argagsanaansho, erkegsanaan, erkegsan.
xargagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-sanaa, -sanayd)
Wax xargagay ahaansho. ld hargagsan, xarkagsan.
xargagsanaan [m.f.dh]
eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.
xargagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xargagsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg