arkiifiyo
(m.l) (-iyaal, m.l)Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arkiifiyo ↴
diiwaanhayn [m.dh]
Meel wax lagu diiwaaniyo; arkiifiyo. ld diiwaaniye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg