Arlo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhul ballaaran. 2. Dal; waddan. ld arlaa'i, arli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arlo ↴
arad | arlaa'i | arli | basarlow | bidaarloobid | bidaarlow | dhagarlow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg