Armaa
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga armaa ↴
saa | armaadyo | armaajo | billaa | darmaan | darmaan | dharaarmaal | dharaarmaal | dharaarmaalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg