Aroore-qaade
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)(daaw.)Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig oo wada shaqeeya oo toos ugu soo gudbiya tintaafyo kale oo wada shaqeeya una yaalla qayb kale oo jidhka ka mid ah, isaga oo aan ku celinayn wadnaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aroore-qaade ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg