Site icon Qaamuus

ereyga

aroorsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax, meel aad ugu libdhay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroorsan

aroorsanaan [m.f.dh]
eeg aroorsan. ld aroorsanaansho.

aroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aroorsanaan.

maroorsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).

maroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).

maroorsanaan [m.f.dh]
eeg maroorsan². ld maroorsanaansho.

maroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg maroorsanow. ld maroorsanaan.

maroorsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version