Aroos
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)1. ld aroosid. Ciyaaro iyo damaashaad loo sameeyo laba qof oo isguursaday. 2. Toddabada beri ee ugu horreysa aqal-galka. 3. A. ah: qof ku jira toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.
Aroos
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aroos ↴
yabar | gaaf | xaflad | agliil | alma-almay | aqalgal | aqalgeli | aqalgelid | aqalgelin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg