Site icon Qaamuus

ereyga

Aroosi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aroosi

aqalgeli | aqalgelin | aroos | aroosgeli | aroosgelin | aroosid | aroosin | foodgoo | guuri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version