Site icon Qaamuus

ereyga

arrad
(m.l)

1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.

arrad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arrad

arradan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax arrad hayo ahaansho.

arradbax [m.l]
1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo.

arradbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Dhar arradka looga baxo helid.

arradbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arradbaxay ahaansho (qof).

arradbaxsanaan [m.f.dh]
eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.

arradbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradbaxsanaan.

arradbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof arradbax siin.

arradbixid [m.f.dh]
eeg arradbax². ld arradbax¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version