arradan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Wax arrad hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arradan ↴
arradnaan [m.f.dh]
eeg arradan. ld arradnaansho.
arratir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg