Site icon Qaamuus

ereyga

Arratir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhar arradka looga baxo. 2. ld arratirid. ld arrad-tir¹.

Arratir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arratir

arrad-tir | arrad-tir | arrad-tiran | arrad-tirasho | arrad-tirid | arrad-tirnaan | arrad-tirnaansho | arrad-tiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version