Site icon Qaamuus

ereyga

Arrimi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrimi

arrimin | arrimis | guddi | kaligitashade | shataar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version