Site icon Qaamuus

ereyga

Arrun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.

Arrun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Neef geel ah oo taagan fariisin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrun

arrumid | arrumnaan | arrunnaan | arrunnansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version