arsaaqad
(m.dh)ld irsaaqad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arsaaqad ↴
irsaaq [m.dh]
Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.
irsaaqad [m.dh]
ld arsaaqad, irsaaq¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg