aruurid
(m.f.dh)eeg aruur. ld ururid, uruurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aruurid ↴
ururid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg urur³. ld aruurid.
uruurid [m.dh]
ld aruurid.
asaruurid [m.f.dh]
eeg asaruur². ld asaruur¹.
daruurid [m.f.dh]
eeg daruur4.
docfaruurid [m.f.dh]
eeg docfaruur². ld gantafaruurid.
faruurid [m.f.dh]
eeg faruur³.
gantafaruurid [m.dh]
ld docfaruuri.
karuurid [m.f.dh]
1. eeg karuur ³. 2. eeg karuur4.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg