Arxan
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:ld arax (1).
Arxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.2. Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.
Arxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arxan ↴
arxamid | barxan | barxan | barxanaan | barxanaansho | dhabarxanuun | farxan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg