Site icon Qaamuus

ereyga

asaabboon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaabboon

asaabboonaan [m.f.dh]
eeg asaabboon. ld asaabboonaansho.

asaabboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asaabboonaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version