Site icon Qaamuus

ereyga

asaag
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Dadka inta isku da'da ah ama isku darajada ah; fac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaag

laag [m.l]
1. Fac; asaag; mataan. 2. (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.

asaagsad [m.l]
ld asaagsasho.

asaagsasho [m.f.dh]
eeg asaagso. ld asaagsad, asaagsi.

asaagsi [m.l]
ld asaagsasho.

asaagso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.

lafil [m.l]
Qof la fil ah qof kale; asaag; eyni.

xasaagaysasho [m.f.dh]
eeg xasaago. ld xasaa-gaysi.

xasaagaysi [m.l]
ld xasaagaysasho.

xasaagayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Gocasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version