asaagso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Qof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaagso ↴
asaagsasho [m.f.dh]
eeg asaagso. ld asaagsad, asaagsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg