Site icon Qaamuus

ereyga

asaasan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

Wax asaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsiga cusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan¹.

asaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaasan

aasaasan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay)
ld asaasan¹.

aasaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa,-snayd)
ld asaasan².

asaasmid [m.f.dh]
eeg asaasan¹. ld aasaasmid.

asaasnaan [m.f.dh]
eeg asaasan². ld aasaansnaan, aasaasnaansho, asaasnaansho.

basaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax basaasay ahaansho (timo).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version