asali
(m.l) (-iyo, m.dh)Wax, wixii hore ka jooga oo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asali ↴
asal [m.l]
1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali.
asiili [m.l]
1. ld asali. 2. Dugsiga caruurta yaryar aadaabta iyo farta lagu baro inta aanay waxbarashada rasmiga ah bilaabin.
asli [m.l]
1. ld asali. 2. (-iyo, m.dh) Kuul cambar ah.
kasaliim [m.l] (-myo, m.dh)
Kabax.
masalid [m.f.dh]
eeg masal². ld masilid, matalid, matilid, meselid, metelid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg