Asaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.
Asaraar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Muran runta lagu diidayo samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaraar ↴
jaaxid | asaraarid | asaraartamid | asaraartan | asaraartan | jactad | jikaar | muran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg