asaraarid
(m.f.dh)eeg asaraar². ld asaraar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaraarid ↴
jactad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg