Site icon Qaamuus

ereyga

Asaruur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld asaruurid.

Asaruur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ceel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaruur

asaruuran | asaruuran | asaruurid | asaruurmid | asaruurnaan | asaruurnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version