Site icon Qaamuus

ereyga

Asaruuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Ceel, god iwm wax la xabaalmid.

Asaruuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, rnayd)

Ceel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaruuran

asaruurmid | asaruurnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version