Site icon Qaamuus

ereyga

Asbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

A. ah: qof aan nasiib wacan lahayn.

Asbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, xday; -bixi)

Ku a.: cid dhibaato kula kallihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asbax

asbixid | kaskaasbax | kaskaasbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version