ashtako
(m.dh) (-ooyin, m.l)Eedsheegad af ama qoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyana maxkamad ama cid kale oo wax ka qaban karto arrintaas; dacwo. ld ashkato, astako.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ashtako ↴
ashkato [m.dh]
ld ashtako.
ashkatoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld ashtakoo.
ashkatood [m.l]
ld ashtakood.
ashtakoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ashtako ama dacwo oogid. ld ashkatoo, astakoo.
ashtakood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ashtakoo. ld ashkatood, astakood.
astakoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -tay)
ld ashtakoo.
astakood [m.l]
ld ashtakood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg