asiibid
(m.f.dh)eeg asiib. ld aseebid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asiibid ↴
aseebid [m.dh]
ld asiibid.
kabasiibid [m.f.dh]
eeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).
rid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax hoos u sii deyn. 2. Qof jago ama dhibco ka qaadid. 3. Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg