Asiidh-bu'eed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban silsilado nukliyootaydho ah, waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas oo qaadda wararka hiddo sidaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiidh-bu'eed ↴
asiidh-bu'eed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg