Site icon Qaamuus

ereyga

Asiidh-dufaneed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)

(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarookaarboon iyo dhammaad ah koox kaarboogsayl.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiidh-dufaneed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version