Asiili
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld asali. 2. Dugsiga caruurta yaryar aadaabta iyo farta lagu baro inta aanay waxbarashada rasmiga ah bilaabin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiili ↴
asali |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg