Site icon Qaamuus

ereyga

Askax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askax

unug-maskaxeedka dhaqaaqa | askaax | dhiigbax-maskaxeed | halaamacoodka sooh-maskaxeedka | jirrid-maskaxeed | lakab-bayga maskax-horaad | maskax | maskaxbuq | maskax-dambeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version