Site icon Qaamuus

ereyga

asli
(m.l)

1. ld asali. 2. (-iyo, m.dh) Kuul cambar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asli

asali [m.l] (-iyo, m.dh)
Wax, wixii hore ka jooga oo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1).

aslid [m.f.dh]
eeg asal³.

farshaxan [m.l]
1. Fanka qoridda, aslidda, soohidda, falkinta iwm. 2. Qof fanka qoridda, aslidda iwm aad u yaqaan.

maslixid [m.f.dh]
eeg maslax². ld maslax¹ (2), maslaxaad.

qasli [m.l]
Dahaarad la'aanta ku dhacda qof galmo sameeyey ama junnuubay. ld qaslad.

walaayati [m.dh]
1. Dhar cudbi ah oo dun caddaan iyo madow isugu jirta ka samaysan. 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version