Site icon Qaamuus

ereyga

asluubeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Asluub lahaansho; edebeysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asluubeysan

asluubeysnaan [m.f.dh]
eeg asluubeysan. ld asluubeysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version