Asool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.
Asool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asool ↴
naasooley | asoolid | asoollan | asoollanaan | asoollanaansho | asoolli | asoolliyid | baraarshishi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg