Asqoo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asqoo ↴
aqsoo | aqsoobid | aqsood | aqsow | asqoobid | asqood | asqow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg