Site icon Qaamuus

ereyga

Atool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)

(juqr.) Shacaabi taxan oo leh muuqaalka garanta ama muuqaalka kabta faraska oo ku wareegsan barkad (haro xeebeed).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga atool

baatooloji | katoolig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version