atoor
(m.l) (-rro, m.dh)Sagaarada midkeeda lab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh atoor ↴
diktatoor [m.l]
Keligi-taliye.
diktatooriya [m.dh]
xukun qof kali ahi ku ammarkutaagleeyo. ld diktatooriyad.
diktatooriyad [m.dh]
ld diktatooriya.
diktatoornimo [m.dh]
diktatoor ahaansho.
matoor [m.l] (-ro, m.dh)
ld motoor.
matoor danabeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75-90%).
matoor [q.t./m.l]
(fiis.) Matoor danab oo u habeysan in uu ku shaqeeyo qulqul talantaaliya.
matooriste [m.l]
ld motooriste.
tooratoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg